(Daawo Sawirro) Puntland oo qabatay qaraxyo lagu diyaarinayey Magaalada Boosaaso

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland PSF ayaa sheegay iney qabteen qaraxyo la damacsanaa in laga geysto magaalada Boosaaso. Hawlgal ay ciidamada PSF ka sameeyeen Boosaaso ayaa waxay ku guulaysteen in ay kaga hortagaan qaraxyo ay Al Shabaab ku diyaarinaysay goobo ku yaal magaalada Bosaso, iyada oo ay ciidanka PSF heleen warbixino ku … Continue reading (Daawo Sawirro) Puntland oo qabatay qaraxyo lagu diyaarinayey Magaalada Boosaaso